Xadgudupka iyo dhibaataynta onlaynka ah Online abuse and harassment
Waa maxay xadgudup iyo kadeedka onlynka?
Xad-gudubka iyo kadeedka intarneedka waa marka qof uu isticmaalo internet-ka ama baraha bulshada si uu u dhibaateeyo, u cabsi geliyo, u cagajugleeyo ama u hanjabo qof kale. Tani waxay ku dhici kartaa fariimaha, dhejiska, ama falalka kale ee onlaynka ah ee qofka ka dhigaya xanaaq, cabsi, ama amaan darro.
Haddii xadgudubka ama dhibaataynta onlaynka ah loo fuliyo ama loo sameeyo magaca dawlad shisheeye, tani waa nooc faragelin shisheeye ah. Xadgudubka iyo dhibaataynta onlaynka ah waxay noqon kartaa murugo. Waa muhiim in la ogaado sida loo badbaado, taageerada la heli karo, iyo waxa aad samayn karto haddii adiga ama beeshaada lagugu xad-gudbo oo lagu dhibaateeyo khadka.
Waxa la sameeyo haddii lagugu handaday ama lagugu hanjabay online
Joogteynta badqabka onlaynkainternet-ka
Eeg Ilaalinta Badbaadada onlaynka ah wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan tillaabooyinka ay tahay inaad qaaddo si aad ammaan ugu ahaato onlayn.