Taageero sharci iyo talo Legal support and advice
Fiiro gaar ah : Tani waa macluumaad guud. Waxaa loogu talagalay fahamkaaga oo keliya mana aha talo sharci.
Si aad u hesho talo sharci oo gaar ah la hadal xirfadle sharci oo u qalma.
Haddii qof uu la kulmayo faragelin shisheeye helitaanka taageero iyo talo sharci waxay ka caawin kartaa inuu fahmo xuquuqdiisa iyo ikhtiyaarrada uu heli karo.
Xuquuqdaada gudaha New Zealand
Halkan ka ogow wax badan oo ku saabsan xuquuqdaada New Zealand gudaheeda